About Us

About Muraadso

muraadso.com waa shirkada online ah taas oo macaamiisheeda u hirgalisay inay ka soo dalban karaan meelkasta oo ay ku sugan yihiin, isla markaana u fududaysay in fahmi karaan alaabta ay iibsanayaan

Facebook

macmiil nagala soco facebook page ka muraadso.com si maalinle ah

Youtube

macmiil ka daawo video's ku xiisa galiya youtube channelka muraadso.com

warbixin kooban

muraadso.com waa shirkada kaliya ee ka shaqaysa hargaysa boorama iyo burco taas oo ku qabata adeegyo kala duwan oo ay mid yihiin 

  1. adeega u iibinta macmiilka
  2. adeega isku bedelka alaabaha
  3. adeega dalabaadka dibada 
  4. adeega ka iibsiga online

Muraadso Team iyaga oo ka duulaya baahida loo qabo in ay helaan adeegyada ay shirkadu qabato ayaa waxa ku fikireen inay aasaasan june 2015 taas oo ahayd markii uu fikirku dhashay waxaana si toos ah u hirgashay bishii janaury 2016 iyadoo laga bilaabay meel hoose oo ahayd dhabar tukaanle nimo imikana shirkadu waxa ay leeday 3 show room 2 office 1 warehouse waxaana lagaga xidhanyay dhamaan gobolada ay somaalidu dagto