Acer Aspire 14.7 inch- Laptop – intel Core i5 2.40 – 4GB RAM – 500GB HDD(Used Dubai)

$ 255
Qiimaha Hada $ 255
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 255

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |500 GB oo Hard-diski-ah.
  • Core i5 Nooca Processerka.
  • 2.4GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 14.7 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan Acer Aspire laptop ayaa waxa uu leeyahay 500GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel core i5

,waxana uu leeyahay 2.4 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid la isticmaalay (used)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca Laptopka
Acer Aspire laptop
Xaalada alaabta
la isticmaalay
Nooca Processerka
intel core i5
Xawaaraha Processerka
2.4GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
14.7 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10 Home
Kaydinta Hard Disk-ga
500GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Acer Aspire 14.7 inch- Laptop – intel Core i5 2.40 – 4GB RAM – 500GB HDD(Used Dubai)”