Hp Core i3 4gb ram /1tb (Global/New)

$ 442
Qiimaha Hada $ 442
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 442

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |1TB oo Hard-diski-ah.
  • Core i3 Nooca Processerka.
  • 2.3GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 15.6 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Hp   ayaa waxa uu leeyahay 1TB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  Core i3 

,waxana uu leeyahay 2.3 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed), 4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca Laptopka
Hp
Xaalada alaabta
New
Nooca Processerka
Core i3
Cabirka shaashada Laptopka
15.6 Inch
Kaydinta Hard Disk-ga
1TB
Computer Memory Type
DDR4
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Hp Core i3 4gb ram /1tb (Global/New)”