Hp Core i5 8gb ram /1tb (Global/New)

$ 524
Qiimaha Hada $ 524
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 524

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 8GB RAM ah |1TB oo Hard-diski-ah.
  • Core i5 Nooca Processerka.
  • 2.5 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 14 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Hp Core i5    ayaa waxa uu leeyahay 1TB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  Core i5

,waxana uu leeyahay 2.50 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed), 8GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
HP
Magaca Laptopka
Hp Core i5   
Xaalada alaabta
New
Nooca Processerka
Core i5
Cabirka shaashada Laptopka
14 Inch
Kaydinta Hard Disk-ga
1TB
Computer Memory Type
DDR4 1DM
RAM kiisu
8GB

Customers' review

Rated 2.50 out of 5 stars
2 reviews
5 stars 1 50 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

2 reviews for Hp Core i5 8gb ram /1tb (Global/New)

  1. abdiqadiryouzuf@gmail.com

    2.5 wll

  2. Cabdicaziiz440@gmail.com
    5 out of 5

    Processer Proceserka mar waxaad qorteen 1.6mhz Marna 2.50mhz keebaa sax wllo

Add a review