Hp Core i7 8gb ram /1tb (Global/New)

$ 690
Qiimaha Hada $ 690
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 690

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 8GB RAM ah |1TB oo Hard-diski-ah.
  • Core i7 Nooca Processerka.
  • Windows 10
  • Cabirka Shaashadda 15.6 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Hp Core i7      ayaa waxa uu leeyahay 1TB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  Core i7

,waxana uu leeyahay  Operating System: Windows 10

,8GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mustacmal (USED)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca Laptopka
Hp Core i7  
Xaalada alaabta
la isticmalay
Nooca Processerka
Core i7
Cabirka shaashada Laptopka
15.6 Inch
Kaydinta Hard Disk-ga
1TB
Computer Memory Type
DDR3 SDRAM
RAM kiisu
8GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Hp Core i7 8gb ram /1tb (Global/New)”