HP Elitebook 820 G1 12 “Laptop, Intel Core i 5 2.30GHz ,4GB RAM,500GB HDD(Used Dubai)

$ 245
Qiimaha Hada $ 245
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 245

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |500 GB oo Hard-diski-ah.
  • Core i5 Nooca Processerka.
  • 2.3 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 12 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan HP Elitebook yaa waxa uu leeyahay 500GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel core i5

,waxana uu leeyahay 2.3 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid la isticmaalay (used)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
HP
Magaca Laptopka
HP Elitebook Laptop
Xaalada alaabta
la isticmaalay
Nooca Processerka
intel core i5
Xawaaraha Processerka
2.3GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
12 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 7
Kaydinta Hard Disk-ga
500GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “HP Elitebook 820 G1 12 “Laptop, Intel Core i 5 2.30GHz ,4GB RAM,500GB HDD(Used Dubai)”