HP Elitebook 840 G1 14 “Laptop, Intel Core i 7 2.70GHz ,4GB RAM,500GB HDD(Used Dubai )

$ 290
Qiimaha Hada $ 290
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 290

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |500 GB oo Hard-diski-ah.
  • intel Core i7 Nooca Processerka.
  • 2.7 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 14 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan HP Elitebook yaa waxa uu leeyahay 500GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel core i7 

,waxana uu leeyahay 2.7 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid la isticmaalay (used)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
HP Elitebook
Magaca Laptopka
HP Laptop
Xaalada alaabta
la isticmaalay
Nooca Processerka
intel core i7 
Xawaaraha Processerka
2.7GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
14 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10
Kaydinta Hard Disk-ga
500GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “HP Elitebook 840 G1 14 “Laptop, Intel Core i 7 2.70GHz ,4GB RAM,500GB HDD(Used Dubai )”