HP laptop 14 Inch-Core i3-Hard-disk 128GB SSD-4GB RAM, 8th Generation, 14 inch intel Core i3 Touch screen (NEW)

$ 490
Qiimaha Hada $ 490
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 490

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |128GB oo Hard-diski-ah.
  • Core i3 Nooca Processerka.
  • 2.20 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 14 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan HP laptop ,ayaa waxa uu leeyahay 128GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  Core i3

,waxana uu leeyahay 2.20 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid cusub (NEW)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
HP
Magaca Laptopka
HP Laptop
Xaalada alaabta
mid cusub
Nooca Processerka
Core i3
Xawaaraha Processerka
2.20 GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
14 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10 S
Kaydinta Hard Disk-ga
128GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “HP laptop 14 Inch-Core i3-Hard-disk 128GB SSD-4GB RAM, 8th Generation, 14 inch intel Core i3 Touch screen (NEW)”