HP laptop Hard-Disk 128GB SSD, 4GB RAM, 14 inch intel Pentium 2.30Ghz(NEW)

$ 350
Qiimaha Hada $ 350
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 350

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |128GB oo Hard-diski-ah.
  • intel pemtuim Nooca Processerka.
  • 2.3 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda14 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan HP laptop ,ayaa waxa uu leeyahay 128GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel pentium 

,waxana uu leeyahay 2.3 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid cusub (NEW)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
HP
Magaca Laptopka
HP Laptop
Xaalada alaabta
mid cusub
Nooca Processerka
intel pemtuim
Xawaaraha Processerka
2.3 GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
14 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows
Kaydinta Hard Disk-ga
128GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

Rated 2.00 out of 5 stars
4 reviews
5 stars 1 25 %
4 stars 0 0 %
3 stars 1 25 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

4 reviews for HP laptop Hard-Disk 128GB SSD, 4GB RAM, 14 inch intel Pentium 2.30Ghz(NEW)

  1. abdiqadiryouzuf@gmail.com

    abdirahman wad ku mahadsanty wll hadaad ubaahantayna waa kuu diyaar

  2. Cali14@gmail.com
    3 out of 5

    Ali Ma la hubaa inuu yahay brand new haddii la hubo waa good

  3. abdiqadiryouzuf@gmail.com

    aad ayad ugu mahadsantay wll sida fcn eed noola wadagty rayigaaga wll wd naga helaysa ee soo dalbo kaad u baahantay

  4. fatxisaylici@gmail.com
    5 out of 5

    Talo bixin WAXAAN ahay ardey iT ga dhiGta WAXAAN idinka raadiyey laptop SSD storage ah misena leh VGA(GRAPHIC)lkn Kan ayaa igu dhawaa ee bal moo keena waar graphics moody Tayo wanaagsan leeyihiin.

Add a review