Hp Probook 11 G2 11.6Inch “Laptop, Intel Celeron 1.6GHz ,4GB RAM,500GB HDD(Used Dubai)

$ 180
Qiimaha Hada $ 180
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 180

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |500 GB oo Hard-diski-ah.
  • intel celeronNooca Processerka.
  • 1.6GHz Xawaaraha Processerka
  • Cabirka Shaashadda 11.6 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan Hp probook  laptop ayaa waxa uu leeyahay 500GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel Celeron 

,waxana uu leeyahay 1.6 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid la isticmaalay (used)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca Laptopka
Hp probook laptop
Xaalada alaabta
la isticmaalay
Nooca Processerka
intel celeron
Xawaaraha Processerka
1.6GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
11.6 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10
Kaydinta Hard Disk-ga
500GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Hp Probook 11 G2 11.6Inch “Laptop, Intel Celeron 1.6GHz ,4GB RAM,500GB HDD(Used Dubai)”