iPhone Xs Max 64GB (NEW) Silver

$ 750
Qiimaha Hada $ 750
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 750

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah | 64GB oo Maskaxda Gudaha ah.
  • Cabirka shaashada  6.5 Inch.
  • kamarada danbe 12MP| 7MP Kamarada hore.

FaahFaahinta Alaabta

Mobilkan iPhone Xs Max ayaa  waxa uu cabirka shaashadiisu yahay  (6.5 inches, ).Tayadda aragga (Resolution) mobilkan ayaa ah mid aad u sarayso kuna qiyaaasan :1125 x 2436 pixels  Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay iOS 10 oo ah OS-ka mobilkan ku jira, 4GB RAM-ah ,64GB oo ah kaydka maskaxda Gudaha

Mobilkan ayaa waxa uu ka mid yahay mobilada ay galaan labada  Simkaadh (DualSIM).

Cabirka Cameradda danbe ee mobilkan ayaa ah 12MP +  2MP+ |  iyo Cameradda hore oo ah 7MP

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca mobilka
iPhone Xs Max
Imisa kaadh
Dual sim kaadh
Nooca shabakada
4G
Cabirka shaashada mobilka
6.5-inches.
Barnaamijka ku jira (OS)
12
Kaydinta gudaha (Internal Storage)
64GB
RAM kiisu
4GB
Kamarada danbe
12MP
kamarada hore
7MP
Midabka
Silver

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “iPhone Xs Max 64GB (NEW) Silver”