Lenovo ideapad 130 (Global/New)

$ 470
Qiimaha Hada $ 470
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 470

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 1TB RAM ah |4GB oo Hard-diski-ah.
  • Core i3 Nooca Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 15.6 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Lenovo ideapad 130 ayaa waxa uu leeyahay 1TB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel core i3

,waxana uu leeyahay ,4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .

xaalada laptop kan ayaa ah mid cusub (NEW)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca Laptopka
Lenovo ideapad 130
Xaalada alaabta
mid cusub
Nooca Processerka
intel core i3
Cabirka shaashada Laptopka
15.6 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10
Kaydinta Hard Disk-ga
1TB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Lenovo ideapad 130 (Global/New)”