Lenovo Ideapad 330 (Global/New)

$ 489
Qiimaha Hada $ 489
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 489

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 8GB RAM ah |256GB oo Hard-diski-ah.
  • Core i3 Nooca Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 15.6 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Lenovo Ideapad 330 yaa waxa uu leeyahay 256GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel core i3

,waxana uu leeyahay ,8GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .

xaalada laptop kan ayaa ah mid cusub (NEW)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca Laptopka
Lenovo Ideapad 330
Xaalada alaabta
mid cusub
Nooca Processerka
intel core i3
Cabirka shaashada Laptopka
15.6inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10
Kaydinta Hard Disk-ga
256GB
RAM kiisu
8GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Lenovo Ideapad 330 (Global/New)”