Lenovo ideaPad Hard-Disk 1TB, 4GB RAM, 15.6 inch intel Core i3 2.20 GHz

$ 380
Qiimaha Hada $ 380
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 380

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |1TB oo Hard-diski-ah.
  • Core i3 Nooca Processerka.
  • 2.2 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Cabirka Shaashadda 15 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan Lenovo ideaPad ,ayaa waxa uu leeyahay 1TB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  core i3

,waxana uu leeyahay 2.2 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid cusub (NEW)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
Lenovo
Magaca Laptopka
Lenovo ideaPad
Xaalada alaabta
mid cusub
Nooca Processerka
core i3
Xawaaraha Processerka
2.2 GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
15 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 10
Kaydinta Hard Disk-ga
1TB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Lenovo ideaPad Hard-Disk 1TB, 4GB RAM, 15.6 inch intel Core i3 2.20 GHz”