Samsung Galaxy A31 Dual SIM -128GB,4GB RAM, 4G LTE – White (NEW)

$ 225
Qiimaha Hada $ 225
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 225

Smiley faceXaalada Alaabta: New

Smiley faceAlaabtan waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Astaamo Kooban
  • cameradiisu waa 24MP + 12MP
  • Cabirka shaashadiisu waa 6.4 inches
  • Qaadka Maskaxda gudaha 64GB
  • xadiga kaydinta batteryga 4000mAh

FaahFaahinta Alaabta

Samsung Galaxy A 31 waxa uu leeyahay 128GB oo Internal Storage-ka ah iyo 4GB oo RAM-ka ah.

Shaashada ama (Display) mobile ka ayaa ah 6.4 inches  waana mobile leh Camera cabirkeedu yahay 48 MP (Camera-da danbe) iyo 20 MP oo  (Camera-da hore ah). (Resolution ) ka mobile kan ayaa ah 1080 x 2400 pixels

Qaadka batteryga mobile-kan ayaa ah mid aad u sareeya isagoo lagu qiyaaso 5000 MAh.

Mobile-kan ayaa waxaad ku iibsan kartaa Adeega Isku Badalka.

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Main camera
48MP
Front camera
20MP
Battery
4000mAh
Screen size
6.4 inch
Storage capacity
128GB
RAM
4GB
Color
WHITE

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Samsung Galaxy A31 Dual SIM -128GB,4GB RAM, 4G LTE – White (NEW)”