Samsung Galaxy A20s Dual SIM – 64GB, 3GB RAM, 4G LTE, Black

$ 165
Qiimaha Hada $ 165
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 165

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 3GB RAM ah | 64GB oo Maskaxda Gudaha ah.
  • Cabirka shaashada  6.4Inch.
  • 4000 mAh oo ah Kaydinta Baytariga.
  • March 2019 xiligii uu soo baxay Mobilkani.

FaahFaahinta Alaabta

Samsung Galaxy A20s waxa uu soo galay suuqyada iibka March 2019 .Mobilkan ayaa ahaa mid ay aad u sugayaan dadweynaha xiiseeya hadba mobilada cusub ee shirkada SAMSUNG .Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay 64GB oo ah Kaydka Maskaxda Gudaha (Internal Storage),3GB oo RAM-ah,iyo CPU-uu xawaarihiisu aad u sareeyo oo ah1.6GHz processor.Astaamaha aadka u fiican ee mobilkani leeyey waxa ka kale oo ka mid ah 4000mAH oo ah kaydinta Baytariga,720 x 1560 pixels oo ah tayadda aragga (Resolution).Cabirka shaashadda mobilkan ayaa ah 6.4 Inch,halka nooca android-ka (OS) mobilkan ku jiraa uu yahay Android Pie 9.0.

Waxa uu lee yahay 3 cameradood    laba dambe iyo mid hore

Cabirka Camerada mobilkani ayaa ah 13MP Rear Camera | ta kalana waa 5MP |8 MP | 8MP Front Camera

Mobilkan ayaa ah mobil laba SIM-card le ah (DUAL SIM).

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Kartoonka waxa ku jira
Mobilka, Jaajarkiisa, eerfoono,Irbadda,Buuga habka loo isticmaalo
Magaca mobilka
Samsung Galaxy A20s
Imisa kaadh
2 sim kaadhle
Nooca shabakada
4G, 3G, Wi-Fi, GPRS, WAP
Cabirka shaashada mobilka
6.5 Inch
Cabirka muuqalka (resolution)
720 x 1560 pixels
Barnaamijka ku jira (OS)
Android Pie 9.o
Xawaaraha boroseserka
1.6GHz
Kaydinta gudaha (Internal Storage)
64GB
RAM kiisu
2GB
Midabka
Black

Customers' review

Rated 5.00 out of 5 stars
1 review
5 stars 1 100 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

1 review for Samsung Galaxy A20s Dual SIM – 64GB, 3GB RAM, 4G LTE, Black

  1. usama.razzaq.gmc@gmail.com
    5 out of 5

    phone Apple iphone SE vs iphone 8- 2020 iphones – comparison

Add a review