Samsung Galaxy A51 Dual Sim – 128GB, 4GB RAM, 4G LTE, Prism Crush black

$ 260
Qiimaha Hada $ 260
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 260

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4 GB RAM ah | 128GB oo Maskaxda Gudaha ah.
  • Cabirka shaashada  6.5Inch.
  •  4000 mAh oo ah Kaydinta Baytariga.
  • Decamber 2, 2019 xiligii uu soo baxay Mobilkani.

FaahFaahinta Alaabta

Samsung Galaxy A51 waxa uu soo galay suuqyada iibka Decmber 2, 2019 .Mobilkan ayaa ahaa mid ay aad u sugayaan dadweynaha xiiseeya hadba mobilada cusub ee shirkada SAMSUNG .Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay 128GB oo ah Kaydka Maskaxda Gudaha (Internal Storage),4GB oo RAM-ah,iyo CPU-uu xawaarihiisu aad u sareeyo oo ah 2.3GHz processor.Astaamaha aadka u fiican ee mobilkani leeyey waxa ka kale oo ka mid ah 4000mAH oo ah kaydinta Baytariga,1080×2400 pixels oo ah tayadda aragga (Resolution).Cabirka shaashadda mobilkan ayaa ah 6.5 Inch,halka nooca android-ka (OS) mobilkan ku jiraa uu yahay Android Pie 10.0.

Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay 4x Cameradood Aperture: F1.7 (48MP) + F2.2 (5MP)F3.2 (5MP + F4.2 (12MP).Mobilkan ayaa ah mobil laba SIM-card le ah (DUAL SIM).

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Kartoonka waxa ku jira
Mobilka, Jaajarkiisa, eerfoono,Irbadda,Buuga habka loo isticmaalo
Magaca mobilka
Samsung Galaxy A51
Imisa kaadh
2 sim kaadhle
Nooca shabakada
4G, 3G, Wi-Fi, GPRS, WAP
Cabirka shaashada mobilka
6.5 Inch
Cabirka muuqalka (resolution)
1080x2400 pixels
Barnaamijka ku jira (OS)
Android Pie 10.o
Xawaaraha boroseserka
2.3 GHz
Kaydinta gudaha (Internal Storage)
128GB
RAM kiisu
4GB
Midabka
Prism Crush black

Customers' review

Rated 3.33 out of 5 stars
3 reviews
5 stars 1 33 %
4 stars 1 33 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 1 33 %

3 reviews for Samsung Galaxy A51 Dual Sim – 128GB, 4GB RAM, 4G LTE, Prism Crush black

  1. abdia6156@gmail.com
    4 out of 5

    MR Programmer isagoo 5G malehelaaa

  2. donttryitthiscode8099@gmail.com
    1 out of 5

    6gb ram waxaan doonaya asagoo 6gm ram

  3. Mohamouddiaz2002@gmail.com
    5 out of 5

    Waxman rabaa Samsung A51 6GB RAM Sumsang A51 6GB RAM BLACK COLOUR

Add a review