Samsung Galaxy M 30s Dual SIM – 128GB, 4GB RAM, 4G LTE – Black (NEW)

$ 205
Qiimaha Hada $ 205
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 205

Smiley faceXaalada Alaabta: New

Smiley faceAlaabtan waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Astaamo Kooban
  • cameradiisu waa 48MP + 16MP
  • Cabirka shaashadiisu waa 6.4 inches
  • Qaadka Maskaxda gudaha 128GB
  • xadiga kaydinta batteryga 6000mAh

FaahFaahinta Alaabta

Samsung Galaxy M 30s waxa uu leeyahay 128 GB oo Internal Storage-ka ah iyo 4GB oo RAM-ka ah.

Mobile-kan ayaa waxa uu soo baxay 2019, September 11, Shaashada ama (Display) mobile ka ayaa ah 6.4 inches  waana mobile leh Camera cabirkeedu yahay 48+8MP+ 5MP (Camera-da danbe) iyo 16 MP oo  (Camera-da hore ah).OS ka moblie kan ayaa ah Android 9.0 (pi)

Qaadka batteryga mobile-kan ayaa ah mid aad u sareeya isagoo lagu qiyaaso 6000 mAh.

Mobile-kan ayaa waxaad ku iibsan kartaa Adeega Isku Badalka.

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Main camera
48MP
Front camera
16MP
Battery
6000 mAh
Screen size
6.4 inch
Storage capacity
128 GB
RAM
4GB
Color
Black

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Samsung Galaxy M 30s Dual SIM – 128GB, 4GB RAM, 4G LTE – Black (NEW)”