Toshiba portege intel core i5 4 GB RAM 500 GB2.50 GHz (Used)

$ 220
Qiimaha Hada $ 220
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 220

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 4GB RAM ah |500 GB oo Hard-diski-ah.
  • Core i5 Nooca Processerka.
  • 2.50 GHz Xawaaraha Processerka.
  • Tayyadda muuqaalka (Resolution) Shaashadda Labtobka 11366 x 768 pixels
  • Cabirka Shaashadda 15 inches.

FaahFaahinta Alaabta

Laptop-kan Toshiba Portage ,ayaa waxa uu leeyahay 500GB oo ah kaydka Hard-diskiga(Hard Disk Capacity).

Processerka Laptopkan ayaa uu noociisu yahay  intel core i5  

,waxana uu leeyahay 2.5 Ghz oo ah Xawaaraha Processer-ka Laptopka(Processor Speed),4GB oo RAM-ah ayaa kuu sahlaysa in aad si fudud/dhibyar ugu isticmaasho Laptopkan Programmada aadka u cul-culus .xaalada laptop kan ayaa ah mid la isticmaalay (USED)

 

 

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Nooca Shirkadda
Toshiba
Magaca Laptopka
Toshiba portage
Xaalada alaabta
mid la isticmalay
Nooca Processerka
intel core i5
Xawaaraha Processerka
2.5 GHZ
Cabirka shaashada Laptopka
15 inch
Barnaamijka ku jira (OS)
Windows 8 professional
Kaydinta Hard Disk-ga
500GB
RAM kiisu
4GB

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Toshiba portege intel core i5 4 GB RAM 500 GB2.50 GHz (Used)”