Xiaomi Mi 10 Lite 6GB (Global/New) White

$ 368
Qiimaha Hada $ 368
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 368

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 6GB RAM ah | 128GB oo Maskaxda Gudaha ah.
  • Cabirka shaashada  6.57 Inch.
  • kamarada danbe 48MP| 16MP Kamarada hore.

FaahFaahinta Alaabta

Mobilkan Xiaomi MI 10 ayaa  waxa uu cabirka shaashadiisu yahay  (6.57 inches, ).Tayadda aragga (Resolution) mobilkan ayaa ah mid aad u sarayso kuna qiyaaasan :23400×1080pixels  Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay iOS 11  oo ah OS-ka mobilkan ku jira, 6GB RAM-ah ,128GB oo ah kaydka maskaxda Gudaha

Mobilkan ayaa waxa uu ka mid yahay mobilada ay galaan labada  Simkaadh (DualSIM).

Cabirka Cameradda danbe ee mobilkan ayaa ah 48MP +  8MP+8MP |  iyo Cameradda hore oo ah 16MP

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca mobilka
Xiaomi Mi 10
Imisa kaadh
Dual sim kaadh
Nooca shabakada
4G
Cabirka shaashada mobilka
6.57-inches.
Barnaamijka ku jira (OS)
11
Kaydinta gudaha (Internal Storage)
128GB
RAM kiisu
6GB
Kamarada danbe
48MP
kamarada hore
16MP
Midabka
White

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Xiaomi Mi 10 Lite 6GB (Global/New) White”