Xiaomi redmi note 9pro 6GB (Global/New) Green

$ 242
Qiimaha Hada $ 242
Alaab Keenistu waa Bilaash
Wadarta Guud $ 242

Smiley faceAlaabta waxa laguugu keenayaa macmiil adiga oo halkaaga jooga ayaa

Smiley faceMacmiil waxa aad ku iibsan kartaa adeega isku bedelka

Smiley faceMacmiil waxaad helaysaa damaanad ah 24saac

Astaamo Kooban
  • 6GB RAM ah | 64GB oo Maskaxda Gudaha ah.
  • Cabirka shaashada  6.67 Inch.
  • kamarada danbe 64MP| 16MP Kamarada hore.

FaahFaahinta Alaabta

Mobilkan Xiaomi redmi note 9 PRO ayaa  waxa uu cabirka shaashadiisu yahay  (6.67 inches, ).Tayadda aragga (Resolution) mobilkan ayaa ah mid aad u sarayso kuna qiyaaasan :1080×2340 pixels  Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay iOS 10 oo ah OS-ka mobilkan ku jira, 6GB RAM-ah ,64GB oo ah kaydka maskaxda Gudaha

Mobilkan ayaa waxa uu ka mid yahay mobilada ay galaan labada  Simkaadh (DualSIM).

Cabirka Cameradda danbe ee mobilkan ayaa ah 64MP + + 8MP+5MP +2MP|  iyo Cameradda hore oo ah 16MP

Astaamaha U Gaarka ah
Guud Ahaan
Magaca mobilka
Xiaomi redmi note 9 pro
Imisa kaadh
Dual sim kaadh
Nooca shabakada
4G
Cabirka shaashada mobilka
6.67-inches.
Barnaamijka ku jira (OS)
10
Kaydinta gudaha (Internal Storage)
64GB
RAM kiisu
6 GB
Kamarada danbe
64Mp
kamarada hore
16MP
Midabka
Green

Customers' review

5 stars 0 0 %
4 stars 0 0 %
3 stars 0 0 %
2 stars 0 0 %
1 star 0 0 %

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Xiaomi redmi note 9pro 6GB (Global/New) Green”